Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mooshinkii laga keenay M/weyne Xasan Sh oo loo gudbiyey maxkamadda Sare

Aug 16, 2015

Viagra online, generic zithromax.

Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay kiiskaasi geeyeen Maxkamadda Sare ee Dalka.

Hoos ka dhageyso codka xildhibaanka

Xildhibaan Cabdulaahi Jaamac Xuseen oo ka mid ah Mudane-yaasha Golaha baarlamaanka Soomaaliya ee saxiixay Mooshinka ayaa sheegay in sida uu qabo dastuurka Dalka Maxkamada sare ee Dalka suuragal ay tahay inay qaado kiisaska la xiriira gudasho la’aanta Waajibaadka Madaxda Dowladda Soomaaliya talaabadaasina ay ku dhaqaaqeen.

Waxa uu Xildhibaanku shaaciyay in aysan jirin Caqabad gaar ah oo ka dhaxaysa Xildhibaanada saxiixay Mooshinka iyo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya isaga oo tilmaamay in wax weliba oo saameyn ku leh shaqada Dowladda ay muhiim tahay in lagu xaliyo Dastuurka KMG ah ee Dalka.

You must be logged in to post a comment Login