Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muqdisho iyo saaka

Waxa howlgal ballaaran ciidanka Dawlada Saaka ka sameynayaan Xaafado katirsan Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir.

buy clomid online cheap, clomid without prescription.

Howlgalka waxa si wadajir ah ufulinaya ciidanka Nabad Sugida Soomaaliya iyo Ciidanka Booliska AMISOM iyadoona lasoo sheegayo in tiro dad ah lagu soo qab qabtay.

Wararka waxay sheegayaan in Xaafada SONA KAY howlgalka baaxadiisa laga fuliyey sida dadka qaarna ay sheegeen.

Dadka deegaanka waxay sheegeen in ciidanku ay xabsiga dhigeen tiro dad ah oo loo maleenayey Al Shabaab xiriir inay la leeyihiin.

Ujeedka Howlgalka waxa la sheegay inuu ahaa mid Amniga lagu xaqiijinayey.

You must be logged in to post a comment Login