Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Muqdisho oo Lagu Dilay mid ka mid ah Biri mageydada Shacabka Anfacayey

Sep 9, 2015

Cialis Super Active online, buy clomid.

Waxa Xalay lagu dilay Xaafad katirsan Degmada Dharkiinleey ee Magaalada Muqdisho mid ka mid ahaa macalimiinta Ardayda Soomaaliyeed kobcinta Maskaxdooda sare uqaadayey.

Koox hubeysneyd oo sitay Bistoolado ayaana dilka waxay ku fuliyeen Marxuum Cabdullaahi Cali Xuseen (Caano geel) oo ahaa Barre wax ka dhigi jiray iskuul ku yaallay Muqdisho.

Ilaa hadda lama oga sababta keentay in Ustaadkaasi la dilo,xilli u

You must be logged in to post a comment Login