Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Murashax utaagnaa Madaxweynaha Soomaliya oo qaraxa ku dhintay

Sep 22, 2015

Brand Viagra no rx, order zithromax.

Iyadoo dad badan ay ku dhinteen Xalay qaraxii ka dhacay Irida laga galo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa soo kordhaya wararka la helayo ee ku aadan qaraxaasi iyo khasaaraha ka dhashay.

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey in Maxamed Xasan Jimcaale oo lagu naaneysi jiray Prof.Jeeri uu ka mid noqday dadka ku dhintay qaraxaasi.

Marxuumkaasi waxa uu ahaa murashax doonayey inuu isku soo taago xilka madaxtinimada Soomaaliya hase ahaatee ajashiisa ayaa ku ekeyd halkaasi.

Warbaahinta Ururka Al Shabaab ayaa lagu daabacay jiritaanka warkaan iyo murashaxaasi inay ku dileen weerarkii ismiidaamin ee maqribkii xalay ka dhacay Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login