Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

M/weynaha oo hanjabaad culus goordhow u jeediyey..

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa ku eedeeyay mucaaradka inay doonayaan inay burburiyaan Somaliland.

Siilaanyo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dib u dhaca doorashada iyo mucaaradka oo uu hadallo kulul u jeediyay.

Kamagra Flavored without prescription, purchase Zoloft.

Siilaanyo oo socdaal ugu ambabaxay gobollada bariga ee Somaliland wuxuu isla manta magacaabay garsoorayaal cusub ee maxkamada sare isagoo qaar kalena xilkii ka qaaday.

Dhowr maalmood ka hor ayay maxkamadda sare oggolaatay in mucaaradka ay qabsadaan shirweyne ay ugu tashanayaan aayaha Somaliland.

Siilaanyo waxaa kale oo uu sheegay in dowladdiisu sharci tahay, oo xilka ay ku wareejin doonto oo kaliye dowlad si sharci ah loo soo doortay.

You must be logged in to post a comment Login