Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

NISA Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeysay Inta U Dhexeysa Muqdisho Iyo Afgooye

Gold Vigra without prescription, buy lioresal online.

Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho iyo Afgooye oo lagu baadi goobayay dhagar qabayaasha Al Shabaab oo suura gal ay tahay in ay ku dhuumeeleysanayaaan meelaha howlgala laga sameeyay.

Howlgalada oo u muuqday mid hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ay ku howlgaleysay xoga dadka shacabka ah ka heleen oo ku saleysan wada shaqeyn shacabka iyo hey’adaha ammaanka ee Xoojinta nabad galyada ayaa dadku waxa ay ahaayeen kuwa  ay u fur muuqayeen tuhumo ay qabeen ee ka mid noqoshada UGUS.

Ciidamada ayaa guru guri u baaray deegaanada u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye sida Ceelasha Biyaha,Xaawa Cabdi,Carbiska, Degamada Agooye, iyo deegaano kale kuwaa oo laga soo qabtay dad kale duwan oo qaarkood markii la baaray la sii daayay halka kuwa kale ay ku cadaatay tuhumada dadka deegaanka ay qabeen ee ka mid noqoshada argagaxisada.

Hey’adaha Ammaanka iyo dadka shacabka ayaa isla fahmay ahmiyada amniga uu u leeyahay  dadka iyo dalka uuna qof walbaa uu xil ka saaran yahay taasi oo ka dhalatay in lagu guuleysto baro iyo xaafado ay ku dhuumaaleysanayeen UGUS oo ay soo sheegeen bulshada in la bur buriyo lana soo qabto, waxaana wada shaqeyntaasi ay ka dhigantahay in meel wanaagsan uu marayo amniga ayna la’yihiin meela ay ku dhuumaaleystaan kooxa

You must be logged in to post a comment Login