Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

OKTOOBER OO WAX LALA YAABO NOQONDOONTA SANADKAAN

Arin soo jiidasho leh Bishan October 2015 ee soo socota. 
Waxaa la sheegayaa bishabn October in ay yeelan doonto arin dhacda 823 Sanaba hal mar, waana sida:
5 Maalmood oo Khamiis ah.
5 Maalmood oo Jumce ah.
5 Maalmood oo Sabti ah.
Waxeyna sidaas dhacdaa oo kali ah 823 sanaba mar.
Waxaa la sheegayaa arintan oo kale in Chinese kii hore ku magacaabi jireen
( JEEB DAHAB) etc.
Oo ah macnaheedu cidii warkaas qeybisa, ee malaha aaminta in Faqrigu ka jabi doono, jeebashuna u buuxsami doonaan, kii kalana jeebashiisu uu Faqri ka buuxsami ama uu noqon xero Faqri.
WAA ARRINLALA YAABOy arintaasi, sii akhri maqaalkaas Carabi ah, dee bal siina wad wad hadii aad Faqri ka carar-tahay.

قالت أستاذة الفلك بالمعهد القومي للبحوث الفلكية والجيوفيزيقية المصري، الدكتورة سمية سعد، إن الأرض ستشهد في شهر أكتوبر المقبل ظاهرة مثيرة ليست فلكية، ولكنها مرتبطة بالتقويم الميلادي وتُسمَّى بـ”الجيوب الفضية” وتتكرر كل 82 عام.

 

وأضافت سعد في تصريحات صحفية، أن شهر أكتوبر المقبل سيشهد خمسة أيام خميس، وخمسة أيام جمعة، وخمسة أيام سبت.

 

ولفتت أستاذة الفلك إلى أن يوم الجمعة يأتي خلال هذا الشهر في أيام 2،و 9،و 16و،23،و 30 بينما يتكرر السبت أيام 3،و 10،و 17، و24،و 31، ويتكرر يوم الخميس في أيام 1و8و15و22و29، موضحًا أن أيام الإجازة في مصر مثلاً هذا الشهر ستكون 10 أيام بدلًا من 8 أيام.

 

وأوضح أن سبب تسمية الظاهرة بـ “الجيوب الفضية” يرجع إلى حكاية صينية قديمة، تقول إن كل من يسعى لنشر الخبر حول هذه الظاهرة، تمتلئ جيوبه بالمال، أما من يختار إهمال الخبر فيصيبه فقر شديد، ولن تتكرر الظاهرة إلا في عام 2838؛ نظرًا لأنها تحتاج إلى أن يبدأ الشهر يوم الجمعة، وأن يكون 31 يومًا.

You must be logged in to post a comment Login