Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Kaaraan

Wararka ka imaanaya degmada Kaaran ayaa sheegaya in qarax baabuur uu ka dhacay agagaaraha suuqa degmada Kaaraan, gaar ahaan meel ku dhow maqaaxi lagu magacaabo Yaabisdiid, oo ku taal suuqa degmadaasi.

Faafaahin dheeraad ah lagama hayo qaraxaasi, sidoo kale lama soo sheegin cid wax ku noqotay.

Gudoomiyaha amniga iyo Siyaasadda degmada Kaaraan, Saalax Maxamed Muuse ayaa u sheegay Warbaahinta Xagasha Quman inay baarayaan kadibna ay faahfaahin sugan warbaahinta la wadaagi doonaan.

generic doxycycline, generic zithromax.

Waxa uu gudoomiyuhu tilmaamay inaysan jirin cid la ogyahay oo wax ku noqotay.

Degmada Kaaraan oo ka mida degmooyinka ugu xasillon gobolka Banaadir ayaa la xusuustaa Ramadaankii hore billowgiisii iyo dhamaadkiisi labo qarax inay ka dhaceen.

Faahfaahinta kala Soco somalimedua.co.uk

You must be logged in to post a comment Login