Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Q/M oo meelaha Qaar Dalka Soomaaliya Calaamad Su’aal Saartay??

Aug 20, 2015

cheap tadalafil, buy lioresal online.

Hay’adaha Qaramada Midoobeey ayaa warbixino ka diyaariya Xaalada Dalka Soomaaliya,mid kastaana waxay leedahay shaqo ugaar ah.

Xiriiriyaha Hay’ada Arimaha Bini’aadanimada uqaabilsan Qaramada Midoobeey UNOCHA Juliano oo kusugan Nairobi ayaa sheegay in Xaalado adag oo dhinaca bini’aadanimada ka jirto qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Waxa uu Sargaalkaasi intaa ku daray inay muhiim tahay ka shaqeynta Nabad gelyada iyo ilaalinta Xuquuqda Qofka oo Sharafta mid ku jirto iyo is ixtiraamka Bulshada dhexdeeda.

Juliano waxa uu tibaaxay in Meelaha qaar lasoo calaamadeeyey goobaha dagaaladu ka jiraan islamarkaana ay ku baaqayaan dhowrida xuquuqul insaanka iyo inan lagu xad gudubin Shacabka aan dagaalka ku jirin.

You must be logged in to post a comment Login