Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo ka socday Muqdisho saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, inkastoo uu buuq ka dhashay lana xalliyay.
Qodobbada lagu heshiiyay ayaa waxay ahaayeen lix qodob, iyadoo sidoo kalena lasoo bandhigay saxiixayaashii heshiiskaas, haddana halkan hoose ka akhriso heshiiskaas oo dhameystiran:
You must be logged in to post a comment Login