Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

QORI TUURKII SOMALIWEEK OO SI HABSAME LEH UGA DHACAY LONDON

Xaflad sii heer sare ah loo soo agaasimey isla markaana ahyd QORITUURKA cayaaraha sanadlaha ah ee ay qabtaan ururka SOMALIWEEK ayaa lagu qabtay galbeedka magaalada London,xafladaan oo abaabulkeeda uu socday mudo aad u fog ayaa waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf aad u fara badan oo ka kala yimid magaalooyinka boqortooyada UK ee ka qeyb gelaya cayaarahan lagu wado in ay ka bilawdaan garoonka weyn ee ku yaala wxaafada Wembley.

Si kastaba ha ahaatee jawiga QORITUURKA ayaa ahaa mid laga dareemayey farxad iyo isdhexgal,iyadoo maamulka sare SOMALIWEEK ay balan qaadeen in ay sii kordhin doonaan horumarinta isboortiga dhan walba.
Halkan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login