Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Raisuwasaaraha dalka Soomaaliya md.Saacid aya shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa.Waxu ka hadlay raisuwasaaruhu waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii u xilka hayay iyo dhibatooyinkii ka hor yimid.Waxa u sheegay in ay jiraan koox yar oo damac gaar ah leh khatarna ku ah jiritaanka dalka Soomaaliyeed.Waxu ku calaacalay in laga afduubtay golahiisi wasaaradaha iyo xildhibaanadii baarlamanka laakin u isagu ku taagnaan doono danta guud ka shaqeynteeda.
You must be logged in to post a comment Login