Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Saldhigii ugu weynaa Ururka Al Shabaab oo lala wareegay

Aug 10, 2015

Warar goor dhaw soo dhacay   ayaa waxay sheegayaan in Al Shabaab Saldhigii ugu weynaa Gobolka Hiiraan laga qabsaday.

Deegaanka Buq aqable ayaa ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM la sheegay inay kala wareegeen Ururka Al Shabaab.

acquire tadalafil, acquire lioresal.

Ilaa hadda faah faahino  lagama hayo dagaalku khasaaraha u geystay.

Waxay xalay ciidan katirsan Al Shabaab weerareen saqdii dhexe  Xabsiga Dhexe ee magaalada Belad weyne.

 

You must be logged in to post a comment Login