Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sargaal Al-shabaab ahoo isa-soo dhiibay

Wararka ka imaanaya Magalaada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada DF ay gudaha magaaladaas howlgallo xoogan ka wadaan.

Dadka magaalada ayaa sheegaya in ciidamada ay xaafadaha qaar guri guri ugalayaan kuwaas oo baaraya dagaalyahano Shabaab ah.

Dhanka kale Sargaal Shabaab ah ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlada ee kusugan magaalada Baardheere.

Sargaalka isa soo dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Ciise Cabdi Xirsi, waxaana uu Shabaab-kii Baardheere uqaabilsanaa dhanka amanka.

Xubnaha DF ee kusugan Baardheere ayaa sheegay in sargaalkan ay haatan xabsi ku hayaan ayna baarayaan sababta uu isku soo dhiibay.

AlShabaab ayaa laga saaray Baardheere iyo deegaano kale oo katirsan gobollada Bay, Bakool, Gedo iyo Hiiraan. Viagra Professional buy online, Zoloft withoutprescription.

You must be logged in to post a comment Login