Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sarkaal ka tirsan DF oo Haweeney xamilo aheyd ku dilay Magaalada…

Sarkaal ka tirsan DF oo Haweeney xamilo aheyd ku dilay Magaalada…

Kabtan Axmed Cali Shire (Baxare) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo, ayaa wuxuu Xalay uu haweeney xaamilo ahayd uu ku dilay Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

buy Penegra, buy dapoxetine.

Kabtan Axmed Cali Shire, ayaa wuxuu murun soo kala dhex galay mid ka mid ah Ciidamada Militariga, isagoona u adeegsatay rasaasta nool nool, oo askariga uu ku dhaawacmay.

Rasaastaasi, ayaa waxaa sidoo kale ku geeriyootay haweeney xaamilo ahayd oo ka tirsaneyd dadka deegaanka, ka gadaal markii rasaasta ay ugu tagtey hoygeeda.

Sarkaalkan oo gacanta lagu soo dhigay, ayaa waxa uu ku xiran yahay xabsi ku yaala Magaaladaasi, waxaana falka uu gaystay shir ka leh Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka Garbahaarey.

Dhacdadan, ayaa waxay noqotay mid si weyn looga hadalhaayo Gobolka Gedo.

You must be logged in to post a comment Login