Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirro: Daacish oo ku hanjabtay inay dili doonto Tomislav hadii Masar ay…

buy Viagra Caps, buy zithromax online.

Maleeshiyaadka Daacish ayaa ku goodiyay inay dili doonaan Maxbuus u dhashay Dalka Croatia kaasoo hada u afduuban Daacish.

Fariin muuqaal ah oo ay soo direen ayay Dowlada Masar ugu baaqeen in muddo 48 saac ay kusii deeyaan Maxaabiis dumar ah oo u xiran Masar.

Maxbuuskaani oo lagu magacaabo Tomislav Salopek una xiran Daacish ayaa waxa uu si dhow ula shaqeyn jiray shirkad Faransa laga leeyahay oo ka howlgaleysay Masar waxaana laftiisa jaanis loo siiyay inuu codsado in loo fuliyo Daacish waxa ay dalbanayaan si uu isaga u badbaado.

Mr Tomislav Salopek oo ku jira gacanta Daacish lagana yaabo in saacadaha soo socda la dilo ayaa xiliyo kala duwan kasoo kala shaqeeyay dalka Syria, Masar, Liibiya, Marocco, Ciraaq, Kurdistan iyo Czech Republic.

Ma cadda in Dowlada Masar ay fursadaasi uga faa’iideysan doonto maxbuuskaasi gowraca loogu hanjabay.

za1za2

You must be logged in to post a comment Login