Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SAWIRRO:-Madaxweynaha,Gud.Jawaari,Wasiiro & Xildhibaano Shacabka Masjidka Isbaheysiga kula tukaday

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Saaka Salaada Ciida kula tukaday Boqolaal Shacab ah Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay iscafiyaan oo ay Laabtooda isku Furaan.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Dadka Wax haysta ka Codsaday in ay Is gargaagaan oo ay Caawiyaan kuwa aan wax haysan.

Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan ayaa dhankiisa sheegay in Shacabka laga doonayo in ay iyagu Iscaawiyaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

DSC05824 DSC05825 DSC05826 DSC05827 DSC05828 cheap zoloft online, dapoxetine online. DSC05829 DSC05842 DSC05843 DSC05844 DSC05845 DSC05848 DSC05849 DSC05850 DSC05857 DSC05858 DSC05859 DSC05860 DSC05862

You must be logged in to post a comment Login