Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shabaab oo Werar kenyaan badan lagu dilay ku qaday Lamu

Wararka laga helayo degmada lamu Ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in xoogaga Alshabaab halkaasi ay weerar ka gesteen xili Mandhera ay 14 ruux hore ugu dileen Alshabaab.
Weerarkaan danbe waxaa la soo sheegayaa in Xoogaga alshabaab ay u qaadeen gawaari shacab ah oo marayaya Lamu waxaana ka dhashay weerarkaani dhimasho iyo dhaawac.
Si rasmi ah wali looma tirada dhimashada iyo dhaawaca laakiin ilaa iminka waxaa la xaqiijiyay in weerarkaasi dhacay ayna jirto dhimasho iyo dhaawac intaba.
Weerarkaan ayaa ku soo beegmaya xili Mandhera saacadihii ugu danbeeyay ay dagaalamayaasha alshabaab ku laayeen 14 ruux oo ka tirsanaa shaqaalaha ka howlgala kaawada dhagaxa laga jabsho ee Mandhera.
Wixii war ku soo kordha weerarkaani danbe wararkeena kale ayaad kala socon doontaan Insha Allaah. Viagra Super Active buy online, clomid reviews.

You must be logged in to post a comment Login