Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shabaab oo Weraray xarun Saraakiil itobiyan ah

Shabaab oo Weraray Magaalo Muhiim Ah oo ay jogeen Saraakiil itobiyan ah

buy Penegra online, buy dapoxetine online.

Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo dhawan laga qabsaday Al-shabaab ayaa sheegaya in Xalay ay Dagaal ku soo qadeen Dagaalameyasha Al-shabab.

Goobjoogeyaal ayaa Xaqiijiyay in Xalay Xiligii danbe ay Weerar Xooggan ku soo qaaden  Al-shabaab,islamarkaana Dagaal uu dhexmaray Ciidamada Xoogga iyo kuwa AMISOM oo isku dhinaca ah iyo Al-shabaab.

Waxaa ku sugnaa magaalda markii ay shabaab weerarayeen Saraakiil itoobiyaan ah kuwaas oo kulamo la lahaa saraakiil kale oo hogaamineysay duulaankii lagu qabsdday diinsoor.

Lama oga Khasaaraha dagaalka ka dhacay Degmada Diinsoor,waana markii ugu horeeysay oo Shabaab ay Degmada soo weeraraan tan iyo markii laga qabsaday sanado kadib

You must be logged in to post a comment Login