Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sh/Cali Dheere: “Khasaaraha Burundi Ku Gaaray Leego Wuxuu Dib U Xusuusinayaa Dhacdadii Dayniile” (Dhageyso)

Afhayeenka Xarakada  Al-Shabaab oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sharaxaad ka bixiyay habkii uu u dhacay weerarka Leego, khasaaraha ka dhashay iyo arimo kale oo la xriira.

order Cialis Jelly online, purchase zithromax.

Sh/Cali wuxuu sheegay in mujaahidiinta uu Allaah u suura galiyay  iney baabi’iyaan Ciiidamadii Burundiga ee halkaas ku sugnaa, waxyar oo cagaha ku baxsaday mooye, wuxuna Shiikhu dhanka kale sheegey iney gacanta ku dhigeen hub iyo Saanad Militeri oo aad u farabadan.

You must be logged in to post a comment Login