Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirkii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqudisho maxaaa ka soo baxay?

Cialis Super Active buy online, purchase clomid. viber image viber image5 viber image2 viber image4 viber image1

Warbixin u noo soo diray wariye Abdirahman Ali Sheikh(Abdiraxman Jareer) aya sheegaysa in maanta u shir ka dhacay degmada Kaxda.

Shirkaas oo u guddoominayay Dr.Osman Sheikh Aden oo ah Deanka Jaamacadda caafimadka aya looga hadlayay sidi loo hormarinlaha waxqabadka jifada Reer Faarah Aw Samatar.

Waxaa kalo la magacabay gudii ka kooban shan xubnood oo kala ah:1Dr.Osman,2.Maxamud Tigre 3,Hassan Nuriye, 4.Hassan Adan iyo 5.Mohamed Abdisheekhaash.

Shantaas xubnood aya bud dhig u noqonaya howlaha aas aasiga ah oo beesha loo qabanayo iyo la xiriirka mujtamaca Soomaaliyeed .

You must be logged in to post a comment Login