Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiirada la soo magacaabayo waa in ay deganadaan meelaha ay hadda deganyihiin(guryahooda) oo ayna u soo hoyanin Villa Somalia habeenki la magacaabo.
Laga bilaabo dowladdi u Cabdiqaasin Salaad madaxweynaha ka aha waxaa caado noqotay in qofkii doonaya in u ka midnoqdo wasiirada u soo urursado odey-dhaqameedyo iyo waxgarad beeshiisa ah isagoo magaalada Xamar si xor ah u dhex mushaaxaya.Maalinta wasiirnimo loo magacaabo ayuu gogashiisa soo qaata oo u yirahda waa la i dilayaa.
Qof naftiisa la soo cararay maxu qaban karo?
Sharuud ugu horeysa oo wasirnimada waa in ay noqotaa in u shacabka ku dhex jiro oo u ku dhex shaqeeyo.
Omar Sheikh Aden
You must be logged in to post a comment Login