Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Siyaasiga caanka ahaa ee Cismaan Caato oo Muqdisho ku geeriyooday

Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegay in dhawaan magaalada Muqdisho uu ku geeriyooday Xildhibaan hore Cusman Caato kadib markii uu wadnaha istaagay.
Cusman Caato ayaa ka Mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ugu caansanaa gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Allaha u naxariistee Cusman Xasan Cali Caato ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho iyadoona xaaladiisa marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneysay.
Allaha u naxariistee Cusman Caato ayaa lagu xasuustaa dagaaladii ahliga ahaa ee Muqdisho ka dhacay waxaa uuna sidooakle aad ugu soo horjeeday dowladihii KMG ee dalka soo maray marka laga tago dowladii Shiikh Shariif iyadoona uu xilal xildhibaanimo kasoo qabtay sidooakle dowladii cabdullahi Yusuf.
5937_trnsFeatured

You must be logged in to post a comment Login