Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Siyaasiyiintii dalka ee 1960kii maxay ka qabaan federalka ?

Siyaasiyiintii dalka ee 1960kii maxaay ka qabaan Federalka ?
Xorriyadda dalka Soomaliya markii la qadanayay dalku waxuu laha afar nin oo kali ah oo laha aqoon heer jamacadeed..waxayna kala ahaayeen Dr.Gabyow oo ahaa guddomiyaha dastuurkii xorriyadda lagu qaatay,Dr.Abdi Aden Mohamed,Dr.Abdirashid Ali Sharmaarke iyo Dr.Darmaan oo sanadkii hore ku geeriyooday qaaradda waqooyiga Amerika.
Afartaan nin waxay ahayeen raggi ay dowladda Talyaanigu u soo diyaarisay hanashada maamulka koonfurta Soomaaliya markey xorriyadda qaataan,waxay soo waxbarashadoodaas ku soo dhameysteen dalka Talyaniga .Waxay dalka ku soo noqdeen 1958kii waxayna kala waregeen xilaalki maamulka dalka maamulki talyaaniga markii xorriyadda la qaatay.Dr.Abdi Aden Mohamed waxu la wareegay madaxnimadii bangiga dhexe ee Soomaliya oo u 1962gii soo sameeyay lacagtii ugu horreysay ee Soomaliyeed.
Waxaan nasib wanaag kula kulannay Dr.Abdi Aden Mohamed gurigiisa ku yaala London oo aan ku weydiinay waxa u ka qabo federalka.
Fadlan halkaan ka daawo videoga.

You must be logged in to post a comment Login