Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

SomaliMedia Oo Muslimiinta Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Fidriga.

buy periactin, generic lioresal.

Maamulka shabakadda  SomaliMedia ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciidul Fidiriga.
Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu naga aqbalo acmaasha nagana xureeyo Naarta.
Warbaahinta xurta ah ee SomaliMedia waxay shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan kala qeyb qaadanaysaa farxadda maalmaha ciidda iyadoona shabakaddu baahin doonto wararka ku saabsan damaashaadka ciidda.
Fariimaha gaarka ah ee ku saabsan dabaal degga ciidda waxaad noogusoo diri kartaan Emailada hoos ku qoran
info@somalimeida.co.uk
omer@somalinimo1.com

You must be logged in to post a comment Login