Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somalinimo1.com Oo Akhristayaasheeda Ugu Hambalyaynaysa Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Maamulka Sare ee Shabakadda Somalinimo1.com, howlwadeenada ku kala sugan gudaha dalka iyo dibaddiisa, waxey halkaan tahniyad kal iyo laab ah oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa ay u gudbinayaan dhaman shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed dal iyo dibad, balad iyo baadiyo, magaalo iyo tuulo meel waliba oo ay joogaan.

Dhammaan umadda Muslimiinta waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciiddul Adxaa sanadkan sanadkiisa kale Alle hanagu gaarsiiyo caafimaad, Barwaaqo iyo Dalkeena Soomaaliya oo nabad ah …amiin aamiin
ciid-wanaagsan1
Bahda Shabakadda somalinimo1 ayaa berri oo ah maalinta koowaad ee ciidul Adxaa waxay akhristayaashooda sharafta leh la qeybsanayaan farxadda ciidda waxaan soo gudbin doonnaa haddii Alle idmo damaashaadyada ciidda.

You must be logged in to post a comment Login