Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawir qaade caan ahaa oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya

Cumar Sheikh Adan, Xasan Maxamed Cusmaan (Xasanbiit),Cumar Maxamed Muudeey iyago ku hadlaya magaca howl-wadeenadi Wakaaladii Filimada Soomaaliyeed waxay tacsi u dirayaan

Sahra Cali Siyaad oo u seygedi Cabdulqadir Maxamed Kulmiye(Shoobaaye) ku geeriyoday Nairobi.Ina lilaahi wa ina ileyhi rajucun.
Ilahay waxaan uga baryeynaa in u janada Firdowsa ka warabiyo.
Shoobaaye waxu aha photographer caan ah oo dad badan wax soo baray oo aan anagu ka mid ahayn.

Waxu ahaa dadkii diiday in u ka qeybqaato dagaaladi ahliga ahaa,kadibna isaga baxay dalka markay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login