Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Top NEWS” Ikraan Carale Qaadacday damaca SIILAANYO” Iyo Dareenka Ka Dhashay

Qab qaabiyaasha Xafladaha Munaasabada Ciida eoo Ay Ka Harsan tahay Maalmo Kooban Ayaa Qalbi Jab Kala Kulmay Fanaanadda Ay Aamin sanaayeen In uu Ku Talaalan yahay Gooni Isku Taaga Kooxda Soomaaliland ee Ikraan Maxamed Caraale.

Kooxda Fanka Iyo Fanaaniinta Da’dayar ee Lagu Magacaabo Shaabshaab Kuwaa oo Ka Dhisan Magaalada Hargaysa Ayaa Maalmihii Ugu Dambeeyay Bilaabay Qaban Qaabada Munaasabadaha Ciida oo ay Ka Harsan tahay In Ka yar 10 Maalmood

Kooxda ayaa Ku Booqday Guriga Ay Hargeysa Ka Dagan tahay Fanaanadda Ikraan Caraale Si Ay Uga Qayb Qadato Munaasabadahaasi Isla Markaana Loogu dhiibo Heeso Lagu Amaanayo Gooni isku Taaga Maamulka Soomaaliland Balse Xaalku Ma Noqon Sidii Loo Malayanayay Waxayna Fanaanadda Tiri:-

”Waa Ka Qayb Galayaa Munaasabadaasi Waana Muhiim Balse Uga Qayb Qadan Maayo Heeso Kala Gaynaya Soomaali Weyn Waxaana Aamisahay In aad Joogo Magaalo Madaxda Labaad ee Soomaaliya Hargeysa “ Ayeey Tiri Marwo Ikraan Maxamed Caraale.

Ikraan-Caraale-793654

Dadka Qaar ayaa Sheegaya In Amuurtaani Saamayn ku Yeelan Doonto Ikraan, Joogi taankeeda Hargeisa.

Waxayna Amuurtaani kusoo beegmaysaa iyadoo Dhowaan Shacab Badan oo Soomaaliyeed ay lumisay, Kadib Aflgaadadii xamar iyo Madaxda dalka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO DHOOLA TUSKII “IKRAAN CARAALE & CALANKA.

You must be logged in to post a comment Login