Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Urur Gobolleedka IGAD oo Hal Qodob ku qabsaday Shariif Xasan

Sep 7, 2015

Kadib kulan ay wada qaateen  Urur Goboleedka IGAD iyo  Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu go’aamiyay in Xildhibaanada Maamulkaasi uu yeelanayo si Deg Deg ah loo soo Xulo.

Urur Goboleedka IGAD ayaa Mudo ku siman 20-ka Bishaan u qabtay Maamulka Koofur Galbeed in uu ku soo dhameystiro Golaha Wakiilada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

buy Tadacip online cheap, dapoxetine online.

Afhayeenka Maamulkaasi C/qaadir Cashar Nadaara ayaa sheegay in Baarlamaanka Xulitaankiisa la soo gaba gabeyn doono Labaatanka Bishaan aan ku jirno islamarkaana hada Odayaashii soo xuli lahaa uu Tababar u socdo.

Xildhibaanada Maamulkaasi uu yeelanayo ayaa la isku raacay in ay noqon doonaan 105 Xildhibaan sida uu leeyahay Afhayeenka.

 

You must be logged in to post a comment Login