Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Video: Kacdoon ka dhan ah dulmiga iyo Gumaysiga & Somalida Maraykanka oo ka hadlaya Wixii ka dhacay MUQDISHO

Oct 3, 2015 – jawaab

Soomaalida ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa si adag uga hadlay Xadhiga magaalada Muqdisho loogu gaystay Wariyaal ka tirsan Tv-ga Universal, Kadib Barnaamijkii dood wadaag ee ka baxay Tv-gaas oo Xildhibaano ay ku shaaciyeen inaan Soomaaliya ahayn dal Xor ah.

Waxgaradka Qaybihiisa kala duwan oo ka hadlayey Arintaasi ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu soo daayo Wariye Cawil daahir iyo Xubanaha kale ee ka Tirsan Tv-ga Universal.

generic tadalafil, cheap Zoloft. Waxgaradka Qaybihiisa kala duwan oo ka hadlayey Arintaasi ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu soo daayo Wariye Cawil daahir iyo Xubanaha kale ee ka Tirsan Tv-ga Universal.

You must be logged in to post a comment Login