Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

VIDEO: R/W CCC oo ku Amaanay Indha qarshe 3 Qodob Muhiim Ah

Sep 27, 2015

Gold Vigra online, buy lioresal.
R/wasaaraha Dalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu khudbad muhiim ah ka jeediyey Xaflad xilwareejin ah ay ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Cumar C/rashiid ayaa amaan kala dul dhacay Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka ee shalay xilka wareejiyey isagoo sheegay inay yihiin kuwo xilka intii ay hayeen wax badan soo qabtay.

R/wasaare Sharma’arke ayaa Janeral Indha qarshe iyo kooxdiisii la shaqeeneysay sheegay inay shaqo muhiim ah soo qabteen kuna qanciyey in xilku yahay meerto kuwo cusubna la magacaabayo kuwii xilka hayana laga qaadayo.

Cumar C/rashiid ayaa sidoo kale dar daaran ujeediyey Taliska ciidanka Xoogga Dalka ee xilka la wareegay kula taliyey inay isbadelka meesha hadda ka jira ay hore ugu sii socdaan.

 

 

You must be logged in to post a comment Login