Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Video: Sh Shariif oo Khudbad ka jeediyay Kulan ka dhacay London & Siyaasadiisa..

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska kaga qeyb galay kulan ay lahaayeen jaaliyada deegaanada Awdal State.

buy Viagra soft FRUIT online, acquire Zoloft.

Kulankan oo looga hadlayay dhibaato la sheegay iney Somaliland ka wado deegaanada Awdal State ayaa waxaa hadal ka jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed.

Sh Shariif ayaa ka hadlay sida uu u arko siyaasada Soomaaliya, Hiigsiga 2016-ka iyo arimaha Somaliland.

Madaxwyenihii doorashada looga adkaaday sedex sano kahor ayaa la rumeysan yahay inuu yahay musharax utaagan xilka madaxweynaha Soomaaliya sanadka 2016-ka.

You must be logged in to post a comment Login