Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdi ka socda IGAD oo Maanta ku wajahan Dhuusa-mareeb

Shir lagu wada hadal siinayo Maamulka cusub ee Galmudug iyo Ururka Ahlu-suna ayaa lagu wadaa in maanta uu ka bilowdo Magaalada Dhuusa-mareeb kaasoo ay dhex dhexaadiyaal ka yihiin saraakiil IGAD a tirsan.

Mas’uuliyiin ka tirann IGAD ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb si gogol nabadeed ugu fidiyaan Galmudug iyo Ahlu suna.

Diyaar garow ayaa ka socda magaalada Dhuusa-mareeb kaasoo la doonayo in lagu soo dhaweeyo wafdiga IGAD ka socda kuwaasoo shalay ka baaqday inay gaaraan Dhuusa-Mareeb. Kamagra Polo online, acquire clomid.

Wararka ayaa tilmaamaya in dagaalkii Doraad ka dhacay duleedka Magaalada Dhuusa-mareeb uu sababay in wafdigu shalay baaqdo.

Hadaba wixii ka soo baxa booqashada wafdiga IGAD ee manta ku tagayaan Dhuusa-mareeb waxaad kaga bogan doontaan wararkeena danbe Insha allaah.

You must be logged in to post a comment Login