Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH: Ciidamo Hubeysan oo la wareegay Bankiga Dhexe

Sep 17, 2015

War goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa waxay sheegayaan in xaaladu tahay mid aad ukacsan markii wuqooyiga magaaladaasi ay la wareegeen ciidan Hubeysan. Kamagra Jelly without prescription, clomid without prescription.

Ciidankaan oo ka amar qaata maamulka Puntland ayaa waxay xaqiijiyeen gacan kuheynta Bankigii dhexe ee Gaalkacyo ku yaallay.

Waxa sidoo kale ciidankaasi ay qabsadeen maamulka Xaruntii Wasaarada Maaliyada ee ku shaqeeneysay Magaalada Gaalkacyo.

Sargaalka hogaaminayey howlgalkaasi waxa uu sheegay inay jirto gadood ay muujinayaan maadaama todobo bilood aysan helin mushaarkii ay xaqa ulahaayeen.

Xaalada ayaa caawa waxay tahay Magaalada Gaalkacyo wuqooyigeeda mid aa

You must be logged in to post a comment Login