Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH: Gaari Ismiidaamiyey & geeri lix qofood

Aug 6, 2015

Sida ay qorayaan Warbaahinta Caalamka waxa qarax weyn uu ka dhacay Dalka Afgaanistaan waxaana qaraxa lala Eegtay Dhisme ama Xarun Ciidanka Boolisku ka deggenaayeen.

Weerarkaan waxa fuliyey Maleeshiyada Kooxda Daaliban waxaana ku dhintay lix ruux inta la xaqiijiyey.

Apcalis SX without prescription, acquire clomid.

Waa weerarkii ugu horeeyey oo Daalibaan qaadaan tan iyo markii lasoo magacaabay Hogaamiyaha Cusub ee Kooxdaasi Mullah Mansoor.

Dawlada Afgaanistaan ayaa durba cambaareysay,qaraxa ismiidaamin ee ka dhacay  Xerada Booliska Puli Alam ee Gobolka Lagor.

You must be logged in to post a comment Login