Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg ah oo naga soo gaaray Deegaano katirsan Gobolka Gedo

Sep 3, 2015

Warar goor dhaw naga soo gaaray Gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ku yaalla waxay sheegayaan in deegaano katirsan Ciidanka dawlada iyo Kuwa AMISOM iskaga baxeen.

Deegaanka Tuulo Barwaaqo ayaa ka mid ah meelaha ay iskaga baxeen ciidanka Itoobiya ee AMISOM katirsan iyo ciidanka Dawlada Soomaaliya.

Tuulooyin kale oo udhaxeeya Xarunta Gobolka Gedo Garbahaareey iyo Belad xaawo ayaa sidoo kale ciidanka iskaga baxeen.

Ilaa hadda lama sheegi karo sababta keentay inay iskaga ruqaansadaan deegaanadaasi ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Malegra FXT for sale, buy lioresal.

Waxa dhowr jeer dhacday in meelaha ciidanka dawlada iyo kuwa AMISOM markii ay ka baxaan deegaanada ay joogeen udaba maraan ama qabsada Ururka Al Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login