Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warar Deg Deg ah oo Goordhow naga soo gaaray Baardheere

Aug 14, 2015

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in howlgallo ay sameeyeen ciidamada DF lagu qabtay Saraakiil Shabaab ah iyo gaadiid qaraxyo lagu fulin rabay.

Taliyaha ciidamada DF ee Baardheere Cabdullahi Cabdi Aadan ayaa sheegay in hubkan iyo waxyaabaha qarxa lagu qabtay gudaha Baardheere.

Dhanka kale Saraakiil Shabaab ah iyo ciidamo ayaa lasoo sheegayaa iney isku dhiibeen ciidamada dowlada ee kusugan Baardheere.

Apcalis SX Oral Jelly buy online, clomid online.

Magaalada ayaa waxaa ka soconaya howlgallo xoogan oo ay wadaan ciidamada iskaashanaya ee dhawaa magaaladaas qabsaday

You must be logged in to post a comment Login