Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wararkii udambeeyey dhimashada 453 qof,dhaawaca 719 qof oo…

Sep 24, 2015

Gold Vigra for sale, lioresal without prescription. Magaalada Maka Al Mukarama ee dalka Sacuudi Carabiya waxa maanta ka dhacay isbuurasho sababtay inay ku naf waayaan inkabadan 400 oo qof kuwaasi oo xujeey ahaa.

Al Jazeera qeybteeda Ingiriiska waxay daabacday in dhimashadu ay gaartay 310 qof halka tiro intaasi kabadana ay ku dhaawacmeen.

Webka BBC-da ingiriiska ayaa soo daabacay in dhimashadu hadda gaartay 453 qof iyadoo dhaawaca uu gaarayo 719 qof,sargaal uhadlay dawlada Sacuudiga ayaana sheegay in weli baadi goob ay wadaan.

You must be logged in to post a comment Login