Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wararkii Ugu dambeeyey Xiisada Baardheere & Ahlusuna oo..

Aug 24, 2015

Weli waxaa xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaana lasoo sheegayaa in xaaladu tahay mid cakiran.

Degmada Baardheere xiisada ka taagan ayaa ah mid ka dhalatay Gudoomiye la doonayo in loo magacaabo degmadaasi xilli bil ka hor Shabaabka laga saaray halkaasi.

buy Extra Super Tadadel online cheap, acquire Zoloft.

Dhinaca kale Isxaaq Xuseen Mursal oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Ahlusuna ee kusugan Gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in Xaalada hadda jirta uu mas’uul ka yahay Axmed Madoobe.

Waxa uu tibaaxay Shiikh Isxaaq Mursal mid uu ku doonayo Axmed Madoobe iska hor keenida Shacabka deggan Gobolka Gedo iyo Mas’uuliyiintooda.

Ahlusunada kusugan Koonfur Galbeed Gobolka ku yaalla Ee Gedo ayaa waxay ka digeen in dhibaato uu maleegay Axmed Madoobe hadda ka dhalato Deegaanada Gobolkaasi ka kooban yahay.

You must be logged in to post a comment Login