Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warbixin: SHARIIF XASAN oo qorshe cajiib ah ka leh saldhigyada AMISOM ee gobolka SH/HOOSE

Warbixin: SHARIIF XASAN oo qorshe cajiib ah ka leh saldhigyada AMISOM ee gobolka SH/HOOSE Kadib markii ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi ay bilaabeen iney isaga baxaan saldhigyada ay ku lahaayeen Shabeelaha Hoose ayaa arintaasi waxay fursad u noqotay ciidamada Alshabaab oo dib u qabsaday deegaano qaar oo AMISOM ay isaga baxeen.  Ka bixitaanka AMISOM ee saldhigyada Shabeelaha Hoose ayaa abuurtay walaac xoogan oo dhanka amaanka oo soo wajaha dowlada Soomaaliya oo isku dhiibay kaliya ciidamada AMISOM maadaama aysan abaabul iyo joogteyn mushaar aysan u sameyn ciidamada qaranka Soomaaliya.  Xog saxaafada ay heshay ayaa sheegaysa in madaxweynaha maamulka Koofur galbeed uu bilaabay olole ciidamada Ethiopia ay kula wareegayaan dhamaan saldhigyada Shabeelaha Hoose ay ku lahaayeen ciidamada AMISOM.  Dhaqdhaqaaqii ugu horeeyay ee ciidamada Ethiopia ayaa laga dareemay deegaanka Ufurow ee gobolka Baay, halkaasi oo iminka dhaqdhaqaaq ciidan ay ka wadaan.  Shariif Xasan ayaa doonaya in saldhigyadaasi lagu wareejiyo ciidamada Ethiopia si amaanka loo xaqiijiyo, maadaama Shabeelaha Hoose uu kamid yahay deegaanada maamulka Koofur galbeed uu hoostago. buy nolvadex online, online Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login