Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wareegga saddexaad ee codeynta doorashada oo la soo gabo gabeeyay

Waxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega saddexaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan labo musharax oo kala ah Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed.

buy Tastylia online, purchase lioresal.

Guddiga doorashada ayaa looga fadhiyaa inay ku dhawaaqaan natiijada codeynta marka ay soo gabo gabeeyaan tirinta coddadka la codeeyay, si ay ugu dhawaaqaan cidda ku guuleysatay xilka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug.

Guddoomiyaha baarlaamanka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa furay sanduuqa, si loo tiriyo codadka.

You must be logged in to post a comment Login