Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Caafimaadka oo wadda dadaal farabadan

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Marwo Xaawo Xasan Maxamed ayaa waxey sheegtay inay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa Cusbitaalo dadka loogu adeego iyo Shaqaale ku filan baahida bukaanada.

Wasiirka Caafimaadka Dalka ayaa sheegtay inay muddooyinkii dambe ku mashquuleen sidii loo heli lahaa Qalab Caafimaad loo gaarsiin lahaa Cusbitaalada ku yaalla Waddankeena.

Wasiir Xaawo waxay cod dheer ku sheegtay in hadda meel wanaagsan la marayo oo hormar laga gaaray Cusbitaalada dalka ku yaalla waxa dhimana ay ku dadaalayaan sidii loo baahi dabooli lahaa.

Xaawo Xasan Maxamed ayaa tibaaxday inay muhiim tahay baahida bukaanada sida loo kala mudan yahay adeega caafimaad loo siiyo.

generic neurontin, generic dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login