Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

waxgaradka Dhulbahante oo baaq u diray…….

Garaad Saleeban, wuxuu xaqiijiyey oo si cad u sheegay, in aan (Isim adii) Majerteen aanu ka hayn ina ba wax Garawshiyo ah ama raali gali ah ama xitaa baaq nabadeed oo ay ugu baaqayaan Beeshooda iyo Dawladooda Colaada bilawday ee mooday danta. Waa Cadahay oo cidna kama qarsoona in “majerteen” u badheedhay in ay bilaabaan Coolaad riiq dheer oo dheeganka ka dhacada oo Dhex marta beeshooda iyo “Dhulbahante”. Anigu Shakhsi ahaan waxaan ku talin lahaa. Nimanka ay ugu wayn yihiin Madaxwayne kuxigeen u yaalka (Cabdxakiim Camey iyo Wasiir u yaalka Axmed Cilmi Cismaan “Axmed-Karaash iyo Wasiir u yaal Maxamed Cilmi Qaaje “Beendhe”) iyo cid alaale iyo cidii ku Ab-tirsataa “Dhulbahante” in ay sida ugu dhakhsaha badan uga soo baxaan Mejerteenia. Waayo, haday Xabadu si wacan u bilaabmato. Majherteenku taariikh ahaan muu badbaadin jirin maganta la joogta ee way Birayn jireen. Markaa ragaas waxaan kula talin lahaa in ay iskaga soo yaacaan intay nool yihiin.

You must be logged in to post a comment Login