Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Websiteyada qaarkood oo dadka dilkisa u tafa-xeytay

Qurbajoogta iyo siyaasiyiinti u dhalatay gobolka Hiiraan oo ku sii qulqulaya madasha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada Dhexa

aya la kulantay hanjabaad iyo farku-fiiqid loogu maleegayo dil.

Labada website ee kala ah Camaloow.com iyo coomad.com aya qoray 13/08/2015 in u yimid magaalada Beletweyne “ninkii dhaqaalaha ku bixin jiray dagaaladii Deefow.” buy tadalafil online, lioresal reviews.

Dagaalkaas oo waa hore laga heshiyay,ma fiicantahay in utintaas la soo xususiyo dadkii ay dhibaatadu ka gaartay.Ujeedadu waxay tahay ha la dilo qofkaas aan farta ku fiiqnay oon magacisa idin sheegnay iyo meesha u ka yimidba.

Milkilayaasha websiteyadaas iyo kuwii waxaas ku qorayba ha ogadaan in ay iyagu ka masul yihiin waxii soo gaara dadka ay ku farfiiqayaan aduun iyo aakhiraba.

Waxaan leenahay Ilahay ka cabsada oo iska daaya qabyadda aad dadka ku shirqooleysaan.

You must be logged in to post a comment Login