Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Weerar Ismiidaamin ah iyo mid toos ah oo lagu galay Hotelada Wehliye iyo Siyaad

Qaraxyo ismiidaamin ah iyo ku toos ah oo abuubulan ayaa lagu soo waramayaa in lagu qaaday Hoteelada Wehliyi iyo Siyaad ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Qaraxyo iyo rasaas ayaa ka dhex socta gudaha Hoteeladaas, waxaana la soo sheegayaa in gudaha ku jiraan xoogag ka tirsan Alshabaab.

Qaraxyada iyo rasaasta ayaa geystay khasaaro kala duwan, waxaana sidoo kale Hoteelada ku dhacayo madaafiic.

buy neurontin, buy dapoxetine. Lasoco wararkeena dambe wixii kusoo kordho weerarka.

oteeladaas, waxaana la soo sheegayaa in gudaha ku jiraan xoogag ka tirsan Alshabaab. Qaraxyada iyo rasaasta ayaa geystay khasaaro kala duwan, waxaana sidoo kale Hoteelada ku dhacayo madaafiic. Lasoco wararkeena dambe wixii kusoo kordho weerarka.

You must be logged in to post a comment Login