Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

xaaladda amaanka magaalada Kismaayo oo laga deyrinayo

Waxaa si is dabajoog ah noo soo gaarayo cabashooyin ka imanaya masuliyiin ka soo jeeda Gobolka Jubada hoose,kuwaas oo ka cabanaya xabis iyo jir dil loo geysanayo shacabka Reer kismaayo dad ka mid ah.Dadka la xirxiray ayaa u badan suuqleydii Kismaayo ku ganacsan jirtay.Daadkaas oo si gaar ah loo bartilmaamsanayo iyagoo heyb qabiil lagu saleynayo bartilmaameedkas hantidoodina la dhacayo.

You must be logged in to post a comment Login