Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Masar oo qarax lagu dilay (SAWIRRO)

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Masar oo maanta ku dhaawacmay qarax bam oo lagu weeraray gaadiid uu la socday, ayaa la soo sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawaca kasoo gaaray qaraxaasi.

Warbaahinta dalka Masar ayaa tabisay in Hisham Barakat uu u dhintay dhaawaca soo gaaray, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaal lagula tacaalaayay xaaladiisa caafimaad.

Dhaawaca soo gaaray Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Masar Hisham Barakat oo ahaa mid aad u culus ayeey Wariyeyaasha soo tabinayaan in ugu dambeyn uu u geeriyooday.

Qaar ka mid ah ilaalada Xeer ilaaliyaha ayaa iyagana qaraxaasi waxyeelo ay kasoo gaartay.

Sida ka muuqata sawirada laga soo qaaday goobta qaraxa uu ka dhacay qaraxa ayaa ahaa mid aad u culus oo gubay baabuur badan oo goobta qaraxa Xeer ilaaliyaha lagula beegsaday maraayay.

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Masar ayaa la sheegay inuu la kulmaayay hanjabaadyo kala duwan ooo kaga imaanaayay kooxo ku sugan dalka Masar.

Sublingual Viagra for sale, order clomid. Ilaa hada si cad looma oga cida ka dambeysa Qaraxa lagu dilay Hisham Barakat Xeer ilaaliyihii dalka Masar.

1 220 319 416 514 615

You must be logged in to post a comment Login