Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xiisad Dagaal Ka Taagan Deegaanka Bangeele.

Wararka laga helayo Degaanka Bangeele ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi maanta laga dareemayo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo Xiisad dagaal oo laga cabsi qabo in Degaanka ay ku dhexmarto Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusunna Waljamaaca.

Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Galgaduud laguna Magacaabo Sulub Axmed Diiriye ayaa Idaacada Kulmiye u sheegay in Ciidamada Dowladda ay dib ula wareegayaan Degaano ay Ciidamada Dowladda iskaga baxeen iyo kuwo laga saaray.

Sulub Axmed Diiriye ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Galgaduud ay ka go’an tahay in ay Ahlusunna ka saaraan Degaanada Xanan-buuro,Mareergur iyo Bangeele..

Dagaal Shalay ka dhacay qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud oo dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlusunna ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 10 Ruux,halka ay ku dhaawacmeen ilaa Toban kale. Female Viagra for sale, dapoxetine reviews.

You must be logged in to post a comment Login