Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xiisad ka jirta Baardheere & Wariye Hore oo Siyaasada…

Aug 26, 2015

Waxa weli ka jirta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Khilaaf ka dhashay Maamul loo sameeyey halkaasi oo dadka qaarkoodna ay ka biyo diidsan yihiin.

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland C/llaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag) oo maalmahan dambe kusugnaa Baardheere ayaa gudoomiye umagacaabay degmadaasi inkastoo laga soo horjeestay.

Cabdiqani Maxamed Bayoow oo ka mid ahaa wariyeyaasha Baardheere ayaa waxa uu hadda yahay Siyaasi uhanqal taagaya xilka Maamulka Degmada Baardheere.

Waxa uu Ku Eedeeyey C/qani Bayoow in dad aan Degmada Baardheere udhalan ay gacmaha kula jiraan,taasina ay kasoo horjeedaan sida uu hadalka udhigay.

cheap sildenafil, cheap lioresal.

Maamulka Jubbaland ayaa gacanta kula jira maamul usameynta deegaanada Gobolka Gedo iyadoo dadka deegaanka qaarkood ay kasoo horjeedaan xilalka lasoo magacaabay iyo shakhsiyaadka loo magacaabay.

 

You must be logged in to post a comment Login