Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Jeesoow oo Ku dhawaaqay Hadal aan la fileynin

Jees-262x309-254x300Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay kusugan yihiin Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Xildhibaanada B.weyne jooga ayaa tibaaxay in Al Shabaabkii laga saaray Degmooyinka Gobolka Hiiraan ay ku qul qulayaan Caasimada Gobolka Hiiraan.

Xildhibaanka ayaa hadalkaasi uu sheegay waxay dhabar jab ku tahay Laamaha Amniga ee kusugan Gobolka Hiiraan gaar ahaan kuwa jooga Caasimada Gobolkaasi Ee B/weyne.

Daahir Jeesoow waxa uu ku baaqay in la gar gaaro dadka kusugan deegaanadii ugu dambeeyey ee Shabaabka laga saaray Gobolkaasi.

buy Cialis soft FRUIT online, generic zithromax. Waxa uu Xildhibaan Jeesoow si gaar ah ula hadlay Wasaarada Arimaha Gudaha kana codsaday inay gurmad deg deg ah la gaarto shacabka ku dhibaateysan deegaanadaasi.

You must be logged in to post a comment Login